Fire Extinguisher Training
Tababar dhammaystiran oo lagu baro sida loo isticmaalo damiyaha dabka iyo farsamooyinka degdegga ah ee badbaadada.
Fire Equipment Supply
Bixinta iyo iibinta qalabka dab-damiska sida: fire extinguishers, smoke detectors, fire hoses, iyo safety gear.
Neighborhood Safety Checks
Kormeer lagu sameeyo guryaha & xaafadaha si loo ogaado halista dabka.
View More Services



Su'aalaha Guud
Tababarka Fire Extinguisher-ka wuxuu soconayaa 5 saacadood, waxaana ku jira qayb theory ah iyo qayb practical ah oo uu qofku si toos ah u tijaabinayo isticmaalka damiyaha dabka.
Haa, waxaan ku rakibnaa dhammaan qalabka Fire Safety-ga sida Fire Extinguishers, Smoke Detectors, Fire Alarms, Fire Hoses, iyo qalab kasta oo kale oo lagama maarmaan u ah badbaadada goobaha shaqada iyo guryaha.
Waxaad si fudud ugu diiwaan gashan kartaa adiga oo nala soo xiriira WhatsApp, wacis toos ah, ama email. Kooxdayadu waxay kuu diyaarin doonaan jadwalka ku habboon adiga ama shirkaddaada.
Haa, tababarka kadib waxaad helaysaa Shahaado Rasmiga ah oo la aqoonsan yahay.
“Subscribe to Learn Fire Safety
Badbaadadaada maanta bilaaw!
(BFFSSC) waa shirkad si buuxda u heegsan badbaadada bulshada, bixisana adeegyo dab-damis, tababaro iyo qorsheyaal ka hortag khataraha dabka. Ujeeddadeennu waa in aan dhisno deegaan ammaan ah oo leh jawaab-degdeg iyo tababar tayo sare leh.
Support
Copyright © 2025 BFFSSC.
