Our Services

Mas’uuliyadaha Dab-damiyayaasha – Sharaxaad

Dab-damiyayaashu waa shaqaale si gaar ah u tababaran oo u taagan badbaadinta nolosha, hantida, iyo deegaanka marka ay dhacaan xaaladaha degdegga ah ee dabbka. Shaqadoodu kuma koobna kaliya daminta dabka—waxay 

Fire Extinguisher Training

Tababar dhammaystiran oo lagu baro sida loo isticmaalo damiyaha dabka iyo farsamooyinka degdegga ah ee badbaadada.

chatgpt image oct 24, 2025, 05 50 06 pm

Fire Equipment Supply

Bixinta iyo iibinta qalabka dab-damiska sida: fire extinguishers, smoke detectors, fire hoses, iyo safety gear.

png clipart fire extinguishers fire alarm system fire protection ansul fire suppression system fire hydrant building technic thumbnail removebg preview
generated image october 25, 2025 12 21pm

Fire Risk Assessment

Qiimeyn dhameystiran oo lagu ogaanayo khataraha suurtagalka ah.

Neighborhood Safety Checks

Kormeer lagu sameeyo guryaha & xaafadaha si loo ogaado halista dabka.

fire extinguisher ecarujb.png

View More Services

Day or Night, We're Here
FAQ

Su'aalaha Guud

Tababarka Fire Extinguisher-ka wuxuu soconayaa 5 saacadood, waxaana ku jira qayb theory ah iyo qayb practical ah oo uu qofku si toos ah u tijaabinayo isticmaalka damiyaha dabka.

“Subscribe to Learn Fire Safety

Badbaadadaada maanta bilaaw!

bffssc benner

 (BFFSSC) waa shirkad si buuxda u heegsan badbaadada bulshada, bixisana adeegyo dab-damis, tababaro iyo qorsheyaal ka hortag khataraha dabka. Ujeeddadeennu waa in aan dhisno deegaan ammaan ah oo leh jawaab-degdeg iyo tababar tayo sare leh.

Copyright © 2025 BFFSSC.